Madaxweyne Lafta Gareen oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada).

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo xibno la socda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqsisho. Lafta Gareen iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaraha magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya. Warar hoose aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweyne Lafta Gareen looga yeeray Madaxtooyada Soomaaliya si uu … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada).